Markab Itoobiya leedahay oo 20 sano ka dib ku xirtay dekedaha dalka Eritrea (Daawo Sawirro)

Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawac 20 sano ka dib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin xiriir la leh dawladda. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda ku sugan dalka Eritrea, isaga oo wadahadal la leh madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, ka dib markii labada masuul ay bishii … Continue reading Markab Itoobiya leedahay oo 20 sano ka dib ku xirtay dekedaha dalka Eritrea (Daawo Sawirro)